Archive for November 30th, 2009

Jacaylkii Barni Seed by Ibraahim Hawd

Jacaylkii Barni Seed
  Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan ugu sumcad xun. Waxaa jirta sumcadxumo la galabsado, tanise waa mid lagu heshiiyey. Waxaa lagu heshiiyey aqalkaas iyo qoyska ku nool in lagu tilmaamo kuwo sumcad xun. Waxaa la yidhaahdaa: “Waxaa ka soo ura saamo iyo subag gorayo.” Waxaa kale oo la yidhaahdaa: “Waxay [...]