Archive for December, 2009
Deadly blasts hit western Iraq city
At least 23 people have been killed in twin suicide bombings in the western Iraqi city of Ramadi.
Another 57 people were injured in the blasts on Wednesday in Anbar province, including Qassim Mohammed Abid, the provincial governor.
A suicide bomber in a car caused the first blast and a suicide bomber on foot [...]
Wednesday, December 30th, 2009
Posted in News | No Comments »
Iran holds pro-government rallies
Tens of thousands of protesters are expected to gather across Iran for a series of state-sponsored rallies designed as a show of strength following days of pro-opposition demonstrations.
Wednesday’s demonstrations in Tehran and several other cities, come as Iran’s police chief vowed to “crush” opposition gatherings.
“In dealing with previous [opposition] protests, police [...]
Wednesday, December 30th, 2009
Posted in News | No Comments »
Somalia’s foreign minister has called on Islamic states to assist his country as it tries to move toward lasting peace and stability.
Ali Ahmed Jama made the comment during a meeting with Iranian Parliament Speaker Ali Larijani in Tehran on Tuesday afternoon.
The Somali foreign minister said that Mogadishu was currently passing through a transition stage that [...]
Wednesday, December 30th, 2009
Posted in News | No Comments »
British lagu dilay China
Safiirka Shiinaha u fadhiya magaaladatan London Fu Ying ayaa looga yeeray xafiiska arrimaha dibedda ee Britain si uu jawaab uga bixiyo nin u dhashay waddankan Britian oo muslim ah oo xukun dil ah lagu fuliyay.
Akmal Shiikh ayaa saaka lagu dilay wadanka Shiinaha, kadib markii lagu helay inuu daroogo soo gelinayay Shiinaha.
Dilka [...]
Wednesday, December 30th, 2009
Posted in News | 1 Comment »
Labo markab ayaa la afduubay
Markabka Kota Wajar waxaa lagu hayay xeebaha Soomaaliya
Saraakiil caalami ah oo dhinaca badmareenka ayaa sheegay in burcad badeed Soomaali ah ay afduubeen laba markab oo laga kala leeyahay wadamada Britain iyo Greek.
Markabka Britain oo la yiraahdo St James Park, oo sida Kiimiko ayaa Isniintii waxaa laga afduubay Gacanka Cadan, isagoo [...]
Wednesday, December 30th, 2009
Posted in News | No Comments »
Faaqidaadda: Sanad Kaddib Heshiiskii Djibouti
Voanews.com/somali
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxaan kalkan dib ugu milicsaneynaa fursadaha iyo caqabadaha soo maray heshiiskii loo hanka weynaa ee Djibouti, ee curtay DKMG ah, muddo imminka ku dhawaad sanad laga joogo. Sanadkii hore xilligan ayay aheyd markii uu is-casilay madaxweynihii hore ee DKMG ah, Col. C/llahi Yusuf Axmed, kaddib cadaadis caalami ah oo [...]
Monday, December 28th, 2009
Posted in News | No Comments »
Xus Maalin Ahi Daawo ma aha
Rashiid Sheekh Cabdillaahi Axmed(Gadhweyne
Waxaa la yidhi waa Maalintii Degaanka. Xafladaa la qabtay; waxaa laga akhriyey khudbado, dhaqdhaqaaq dhirayn ah na waa la raaciyey. Maa shaa-Allaah aad baa loo hadlay oo loogu nuux-nuuxsaday wacyi-gelinta dadwynaha si uu gudto kaalintiisa nadaafadda degaanka iyo cimilada [...]
Monday, December 28th, 2009
Posted in Articles | No Comments »
Suugaantii iyo Taariikh Nololeedkii(1902-1980)
Abwaan Cusman Adam Ismaaciil – Gun iyo Baar Eeg
Hordhac:
Abwaan Cisman Adam Dibi oo loo yaqiin “Gun iyo Baar Eeg” wuxuu ku dhashay deegaanka gobolka Togdheer, gaar ahaan magaalada Beer xilli ku beegnayd 1902. Cusman xilliga uu barbaaray waxay ahayd xilli ay taagnayd tartan iyo xifaalo suugaaneed oo [...]
Monday, December 28th, 2009
Posted in Articles | No Comments »
Gorfaynta Qaamuuska Cusub
ee Af-soomaaliga1
Cabdiraxmaan Faarax “Barwaaqo”
Bilawgii 2004ta waxa qoraal lagu faafiyey degellada iyo ardaayada ay Soomaalidu ku leedahay internetka. Qoraalkaas waxa soosaaray Agaasimaha Machadka Afafka ee Xarunta Cilmibaadhista dalka Jabbuuti, waxaanu tibaaxay inuu Machadku soobandhigay Qaamuus cusub oo uu soo ururiyey Saalax Xaashi Carab. Qoraalkaasi waxa kale oo uu [...]
Monday, December 28th, 2009
Posted in Articles | No Comments »
Guri Ba’ay
Qalinkii Maxamed Baashe X Xasan.
Daryeel kama dhex muuqdo oo meel waliba way dal-dalooshaa. Waa wada qabyo iyo baylah. Dhankii aad ka eegtaba waxa maanka iyo dareenkaaga gudaha mud-mudaya mudacyo af-dhuuban. Docdii aad u kacdana waxa kaa soo celinaya mindiyo afaysan oo xiiraya, cabsi ayaad dareemaysaa oo sanqadh-tirashada ayaad door-bidaysaa, [...]
Monday, December 28th, 2009
Posted in Articles | No Comments »