Xijaas – Ahmed Saleebaan Hirsi
XIJAAS: (Maanso)Axmed Saleebaan Xirsi.
Maanso wax ka taabanaysa, ama wax ka iftiiminaysa xaqa waalidka, gaar ahaan kaalmaha kala duwan ee hooyadu ilmaha la soo marto. Kaalmahaas oo ay habboon tahay, in qofku markuu weynaado uu beddelkooda u gudo waalidkiis. Kolleyba kaalmahaas lama dhammays tiri karo, oo xaqa waalidka wax u dhigma oo beddelkiisa ah lama heli [...]



‘Telefoonka Iska Dhig!’ – W/Q: Mustafe Sh. Cumar
Awaal-tiris – Maanso Cusub oo Hadraawi tiriyey, qaadkana ku saabsan
Xog-waraysi ku saabsan Taariikh-Faneedda ee Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto by APTEN Hargeisa Office



Buug Cusub- Hantaaqo Jacayl
HAL AAN TEBAYEY by Maxamed Baashe
Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali
Golisnews Oo Hawl Dibu Habayn Ahi Ku Socoto Fadlan Noo Dul-qaata
Jaamacadda Indiana University oo ku taalla magaalada Bloomington ee gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa xil weyn iska saartay sidii ay u kaydin lahayd culuumta iyo suugaanta Soomaaliyeed By VOA Somali
University of Pretoria awards Dr Edna Adan Ismail from Somaliland
Qeybdiid oo jooga Gaalkacyo by BBC Somali