Archive for December 14th, 2009

Xisbul-Islam oo dilal iyo karbaash ka fuliyay Afgooye – VOA Somali

Xisbul-Islam oo dilal iyo karbaash ka fuliyay Afgooye
Xisbul Islaam ayaa magaalada Afgooye ka fulliyay xukunno isugu jira dilal qisaas ah iyo karbaash. Wiil dhalinyaro ah ayaa meel fagaaro ah dhagax lagu dilay.

Wiilka dhalinyarada ah ee dhagaxa lagu dilay ayaa lagu magacaabaa Maxamed Abubokor Ibraahim. Wiilkan ayaa la sheegay inuu gogol-dhaaf sameeyey, iyadoo haweenaydii uu falkaasi [...]

Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Silvio Berlusconi wajiga ayaa laga dhaawacay xalay – BBC

Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Silvio Berlusconi wajiga ayaa laga dhaawacay ka dib markii xalay fiidkii uu dhameeyey khudbad uu ka jeediyey barxadda weyn ee ku taal Milano ee la yiraahdo Piazza del Duomo, halkaasi oo ay isugu soo baxeen taagerayaasha xisbigiisa PDL.
Weerarkuna wuxuu dhacay markii Ra’iisal Wasaaraha uu sii baxaayey oo uu damcay in uu [...]

Dhaawac loo qaaday Sacuudiga – by BBC Somali

Dhaawac loo qaaday Sacuudiga

Saakay aroornimadii ayaa dalka Boqortooyda Sacuudi Carabiya waxaa loo qaaday dhamaan Dadkii ku jira isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi oo ahaa kuwii ku dhaawacmay qaraxii dhawaan ka dhacay Hotel Shaamow ee magaalada Mugadishu.
Dhaawaca, ayaa la gayn doonaa isbitaallo gaara ah oo ku yaalla magaalda Riyaad ee dalka Sacuudiga kadib markii Boqorka [...]