Archive for December 29th, 2009

HAL AAN TEBAYEY by Maxamed Baashe

HAL AAN TEBAYEY:
Baal-taariikheedkii iyo Suugaantii
Xaaji-Aadan Axmed Xasan (Af-qallooc).

Hal Aan Tebayey ( The One I Yearned For Most)  waxa uu ka kooban yahay afar qaybood oo xidhiidhsan iyo lifaaqyo ku taxmaya.Qaybta koowaad waxa ay ka hadlaysaa Xaajiga iyo noloshiisii carruurnimo, hanaqaadkiisii iyo noloshiisii qurbaha; mar libaax qawlallada ku lalansado oo habeen qoyskooda ka dhex qaato, mar [...]

Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland Qaybtii 5-aad

Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland
Qaybtii 5-aad.
Hadday Ceel Walwaaleed, ku go’aan wadaamuhu, waan-waani dhacantee, wadnahaan far ku hayaa- Hadraawi
Socdaalkaygii dheeraa ee Boorame markii aan ka soo noqday waxaan dib ugu soo laabtay xaruntaydii Burco oo weli Hadraawi gadhwadeen iigu ahaa, safarada inta badan qaarkood Hadraawi baannu wada soconnay. Socdaalkaa Boorame Hadraawi wuxuu ku maqnaa miyiga [...]

Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland Qaybtii 4-aad

Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland Qaybtii 4-aad.

“Siyaasadda guri baa loo iibiyaaye, guri lagama dhisto,” Marxuun M.I Cigaal

Subaxnimadii 25 January 2008 ayaannu ka soo kicitinnay xarunta Acadeemiyadda Nabadda iyo Horumarinta (APD) ee magaallada Hargeysa, aniga, Boobe Yuusuf Ducaale, Abwaan Yuusuf-Shaacir, inan u shaqeeya APD oo camareman ah oo la yidhaahdo Axmed iyo dhowr nin oo [...]

Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland Qaybtii 3-aad

Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland
Qaybtii 3-aad.

19 January 2008, ayaa Hargeysa dalxiis u tegey, waxaan ku degey huteelkii Barwaaqo ee aan hore ugu soo degey. Waxaan socod ku gaalaa bixiyey huteellada waaweyn ee magaallada iyo meelaha kale ee bilicda badan ee aadka kuu soo jiidanaya. Waxaan tegey Huteelka Maan-soor, oo magaca wacan ee quruxda badan [...]