Sooyaalka Madaxweyne Riyaale
December 4, 2009 |
Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

- Parts: Udub Party
- Parliament:
- Government: Cabinet chairman
- Full_Name: Daahir Riyaale Kaahin
- Contact_Email:
- Phone:
- Marriage_Status: Married
- Gender: Male
- Children:
- Date_of_birth: 2009-12-04
- Place_of_birth: Qul-u-jeed, Boorama
- Title: President of Somaliland
- Continguency:
- CV: aariikhda Madaxweynaha CusubTaariikhda waxbarasho iyo khibradeed ee Madaxweynaha cusub ee xilka loo dhaariyay Daahir Riyaale Kaahin waa sedan:Magaca Hooyadii: Aaddan Barre SamatarWuxuu ku dhashay: Qul-u-jeed iyo Boon dhexdooda (Degmada Boorama), waxaanu dhashay: 1952-kiiWuxuu leeyahay Xaas iyo CarruurWaxbarashada1957-60: Wuxuu Malcaamad Qur’aan ka galay Qul-u-jeed1960-63: Dugsigiisii Hoose wuxuu ku qaatay Degaanka Qul-u-jeed1963-67: Dugsiga Dhexe wuxuu ka dhigtay Boorama, qoraal uu soo saarayna wuxuu ku sheegay inuu saddex sano dugsiga ka tegay oo uu haddana dib u bilaabay.1973-74: Wuxuu dhammaystay Dugsiga Sare ee Cammuud.1974-75: Wuxuu galay Dugsigii Tabobarka ee Xalane loo yaqaanay ee magaalada Muqdisho,1975: Wuxuu qaatay Kooras Sarkaal-nimo oo loogu tabobarayay Arrimaha Nabad-sugidda.Khibradda Shaqo:Wuxuu ka soo shaqeeyay Gobolka Nugaal ee Waqooyi-Bari Soomaaliya, iyo gobolada Sool, Sanaag iyo Waqooyi-Galbeed. Afar sannadood iyo badhna wuxuu ahaa madaxa laanta Socdaalka ee gobolka Waqooyi-Galbeed xilligii Taliskii Barre.1982-83: Wuxuu ahaa Xog-hayihii koowaad ee Safaaraddii Soomaaliya ee Jabuuti. Derejadii ugu dambaysay ee xagga ciidamada ee uu ka qaatay xukuumaddii Soomaaliyadii horena waxay ahayd Gaashaanle sare oo Ciidanka nabad-sugidda ah.1991: Wuxuu ka qaybgalay shirkii Burco ee lagaga dhawaaqay la soo noqoshada xorriyadda Somaliland.1991-92: Wuxuu Badhasaab ka ahaa Gobolka Awdal1992-97: Wuxuu ka soo shaqeeyay nabadaynta iyo isu-soo dhaweynta Beelaha Somaliland.1997: Wuxuu ka qaybgalay tartankii madaxtinimada dalka, waxaana loogu doortay shirweynihii Hargeysa inuu noqdo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland.Taariikhda Madaxweynaha Cusub Taariikhda waxbarasho iyo khibradeed ee Madaxweynaha cusub ee xilka loo dhaariyay Daahir Riyaale Kaahin waa sedan: Magaca Hooyadii: Aaddan Barre Samatar Wuxuu ku dhashay: Qul-u-jeed iyo Boon dhexdooda (Degmada Boorama), waxaanu dhashay: 1952-kii Wuxuu leeyahay Xaas iyo Carruur Waxbarashada 1957-60: Wuxuu Malcaamad Qur’aan ka galay Qul-u-jeed 1960-63: Dugsigiisii Hoose wuxuu ku qaatay Degaanka Qul-u-jeed 1963-67: Dugsiga Dhexe wuxuu ka dhigtay Boorama, qoraal uu soo saarayna wuxuu ku sheegay inuu saddex sano dugsiga ka tegay oo uu haddana dib u bilaabay. 1973-74: Wuxuu dhammaystay Dugsiga Sare ee Cammuud. 1974-75: Wuxuu galay Dugsigii Tabobarka ee Xalane loo yaqaanay ee magaalada Muqdisho, 1975: Wuxuu qaatay Kooras Sarkaal-nimo oo loogu tabobarayay Arrimaha Nabad-sugidda. Khibradda Shaqo: Wuxuu ka soo shaqeeyay Gobolka Nugaal ee Waqooyi-Bari Soomaaliya, iyo gobolada Sool, Sanaag iyo Waqooyi-Galbeed. Afar sannadood iyo badhna wuxuu ahaa madaxa laanta Socdaalka ee gobolka Waqooyi-Galbeed xilligii Taliskii Barre. 1982-83: Wuxuu ahaa Xog-hayihii koowaad ee Safaaraddii Soomaaliya ee Jabuuti. Derejadii ugu dambaysay ee xagga ciidamada ee uu ka qaatay xukuumaddii Soomaaliyadii horena waxay ahayd Gaashaanle sare oo Ciidanka nabad-sugidda ah. 1991: Wuxuu ka qaybgalay shirkii Burco ee lagaga dhawaaqay la soo noqoshada xorriyadda Somaliland. 1991-92: Wuxuu Badhasaab ka ahaa Gobolka Awdal 1992-97: Wuxuu ka soo shaqeeyay nabadaynta iyo isu-soo dhaweynta Beelaha Somaliland. 1997: Wuxuu ka qaybgalay tartankii madaxtinimada dalka, waxaana loogu doortay shirweynihii Hargeysa inuu noqdo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland. xigasho: http://www.haatuf.net/Archive2002/00007401.htm
- Lobbying_Activities:
- Achievements_Awards:



‘Telefoonka Iska Dhig!’ – W/Q: Mustafe Sh. Cumar
Awaal-tiris – Maanso Cusub oo Hadraawi tiriyey, qaadkana ku saabsan
Xog-waraysi ku saabsan Taariikh-Faneedda ee Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto by APTEN Hargeisa Office


Buug Cusub- Hantaaqo Jacayl
HAL AAN TEBAYEY by Maxamed Baashe
Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali
Golisnews Oo Hawl Dibu Habayn Ahi Ku Socoto Fadlan Noo Dul-qaata
Jaamacadda Indiana University oo ku taalla magaalada Bloomington ee gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa xil weyn iska saartay sidii ay u kaydin lahayd culuumta iyo suugaanta Soomaaliyeed By VOA Somali
University of Pretoria awards Dr Edna Adan Ismail from Somaliland
Qeybdiid oo jooga Gaalkacyo by BBC Somali