Archive for January, 2010

Xisbiga Kulmiye oo Dhoola-tus Balaadhan ku Soo Dhaweeyaha Gudoomiye Siilaanyo Oo Somaliland ku Soo Guryo=noqday

 Hargeysa (APTEN)- Masuuliyiinta iyo Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ayaa maanta isu soo bax balaadhan oo dhoola-tus ah ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Xisbigaasi Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ka dib markii uu soo dhamaystay socdaal uu  ku tagay wadanka Maraykanka.
Jidadka magaalada Hargeysa ayaa saaka lagu waabariistay iyadoo ay buux-dhaafiyeen taageerayaasha xisbigaasi Kulmiye, iyada oo ubaxa ugu muuqa [...]

Qarax Lala Beegsaday Badhasaabka Gobolka Sool & Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay

Laascaanood (APTEN) Jan. 28, 2010 – Hal qof ayaa ku dhintay afar kale oo uu ku jiro Badhasaabkii Gobolka Sool Md. Faarax Askar-na way ku dhaawacmeen, ka dib markii barqadii maanta qarax lala beegsaday Gaadhigii Badhasaabka, mar uu ku sugnaa afaafka hore ee Gurigiisa, magaalada Laascaanood.
Qaraxan oo aan illaa hadda la aqoonsanayn cidda ka [...]

Dabar go’a Af Soomaaliga sidee ayaa loo badbaadin karaa.

Dabar go’a Af Soomaaliga sidee ayaa loo badbaadin karaa.
Mudane iyo marwoba waxaan doonayaa in aan idin la midigeeyo baalidka baahsan ee ka muuqda afkeenni hooyo. Haddii aad u kuurgasho daah-furrada iyo marag-furrada ay bixiyeen dadka ku xeel-dheer af-maalka ee carradan aynu ku noollahay, sida ay u arkaan tayada iyo fac-weynaanta Af-Somaliga, waxa aad ogaanaysaa in [...]

Saddex Askari ayaa ku dhintay Qarax miino ka dhacay magaalada laascaanood Kuwo Kalena waxaa Soo Gaadhay dhaawac.

Saddex Askari ayaa ku dhintay Qarax miino ka dhacay magaalada laascaanood Kuwo Kalena waxaa Soo Gaadhay dhaawac.
Hargeysa (AftahanPress)- Qarax Miino oo ka dhacay shalay Saldhig ku yaala magaalada Laascaanood ayey ku naf-waayeen 3 Askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland, halka Laba kale oo ka tirsan ciidankaasina uu soo gaadhay dhaawac, kuwaasi oo lagu dawaynayo [...]

Somaliland: Nuxurka Kulan Dhex-maray Madaxweyne Rayaale iyo Wefti Ka Socda Safaarada Ingiriiska ee Itoobiya

Somaliland: Nuxurka Kulan Dhex-maray Madaxweyne Rayaale iyo Wefti Ka Socda Safaarada Ingiriiska ee Itoobiya
Hargeysa (Aftahan Press)- Madaxweynaha Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta kulan qaabilaad ah kula yeeshay xarunta Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa wefti ka socda Safaarada Dawlada Ingiriisku ku leedahay wadanka Itoobiya.
Weftigan oo uu hogaaminayay Safiirka ku xigeenka Safaarada Ingiriiska ee Itoobiya Mr. John [...]

Dowladda Kenya ayaa ku eedeeysay Shabaab inay ka danbeysay rabshadihii shalay ka dhacay magaalada Nairobi oo ay ku dhinteen ugu yaraan shan qof by BBC Somali

Dowladda Kenya ayaa ku eedeeysay Shabaab inay ka danbeysay rabshadihii shalay ka dhacay magaalada Nairobi oo ay ku dhinteen ugu yaraan shan qof.
Wasiirka amniga qaranka ee dowladda Kenya, George Kinuthia Saitoti, ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’id, kadib markii uu ka qeybgalay kulan ay yeesheen xubnaha baarlamaanka ee muslimka ah iyo maamulka masaajidka Jamia.
Wasiirku [...]

Ciyaara loo arkayey Essien iyo Drogba kee badin doona, ayaa ku dhamaatay Drogba oo qosol ilaa gawsuhu muuqdaan by BBC

Ciyaara loo arkayey Essien iyo Drogba kee badin doona, ayaa ku dhamaatay Drogba oo qosol ilaa gawsuhu muuqdaan by BBC
Kooxda dalka Ivory Coast oo 10 nin ku ciyaaraysay, ka dib markii Emmanuel Eboue kaadhka cas loo taagay daqiiqadii 56aad ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay oo sideed-dhamaadka u soo baxda, markii si xarago leh 3 gool [...]

GARDARRADA WAALIDKA IYO GAR-NAQSIGA UBADKA By Ahmed Nuur

GARDARRADA WAALIDKA IYO GAR-NAQSIGA UBADKA.

Sida aad la wada socotaan bulshadii Somaaliyeed waxa ay u soo hayaameen hortaa bannaan, iyaga oo u dal’ay kuna filqay daafaha dunida. Waxa aynu nahay bulsho  muslim ah. Wadamada shisheeyaha ah ee aynu sal dhignay, waxa ay u badan yihiin wadamo aynu aad u kala duwannahay dhaqan ahaan iyo diin ahaanba.
Hadaba [...]

Guddoomiye Axmed Siilaanyo oo la kulmay Mudane Donald Payne iyo madax sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka by Sland Org

Guddoomiye Axmed Siilaanyo  oo la kulmay Mudane Donald Payne iyo madax sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka by Somaliland Org

(Washington DC, Somaliland.ORg) Guddoomiyha Xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo, oo uu weheliyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, oo hadda booqosho rasmi ah ku jooga dalka Maraykanka [...]

Aftahan Org