Jaamacadda Indiana University oo ku taalla magaalada Bloomington ee gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa xil weyn iska saartay sidii ay u kaydin lahayd culuumta iyo suugaanta Soomaaliyeed By VOA Somali
Affartankii sano ee ugu dambeeyey, waxay jaamacaddu waxay si gaar ah u kaydin jirtay cajaladaha ay ku duuban yihiin dhamaan noocyada kale duwan ee suugaanta Soomaaliyeed. Marka laga reebo maktabadda Congress-ka Maraykanka, oo haysa kaydka dunida ugu weyn ee buugaagta laga qoray Soomaaliya, Jaamacadda Indiana ayaa noqonaysa maktabadda labaad ee [...]



‘Telefoonka Iska Dhig!’ – W/Q: Mustafe Sh. Cumar
Awaal-tiris – Maanso Cusub oo Hadraawi tiriyey, qaadkana ku saabsan
Xog-waraysi ku saabsan Taariikh-Faneedda ee Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto by APTEN Hargeisa Office



Buug Cusub- Hantaaqo Jacayl
HAL AAN TEBAYEY by Maxamed Baashe
Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali
Golisnews Oo Hawl Dibu Habayn Ahi Ku Socoto Fadlan Noo Dul-qaata
University of Pretoria awards Dr Edna Adan Ismail from Somaliland
Qeybdiid oo jooga Gaalkacyo by BBC Somali