Archive for January 5th, 2010

Qeybdiid oo jooga Gaalkacyo by BBC Somali

Wasiirka macdanta ee dawladda federalka Soomaaliya Cabdi Cawaale Qeybdiid ayaa ku sugan magaalada Galkacyo waxana socdaalkiisa lagu sheegay inuu doonayo inuu ka qaybgalo xallinta khilaafaadkii dhowaan ka dhacay magaalada Galkacyo iyo colaadihii dhexmaray dad ka soo jeeda labada qaybood ee ay ka kooban tahay magaalada Galkacyo.
Cabdi qaybdiid waxaa socdaalkiisa ku weheliya Madaxweynaha Galmudug Maxamed Axmed [...]

Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland – qaybtii 6aad

Suldaan Iyo Socdaalkii dheeraa ee Somaliland
Qaybtii 6-aad.

Sawirradii oo dhan halkan ka daawo
http://picasaweb.google.com/suldaan2007

Waxaan iyana si guud oo kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa saaxiibaddayda dacaladda adduunka jooga ee sawirrada iyo warbixintaydu daltabyada ku reebtay ee sida qiiraysan iigu soo dira emaillada iyo telefoonnada, kuwaas oo aanan intooda badan ku warcelin – waxaan leeyahay saaxiibbayaal fari kama [...]