Archive for January 26th, 2010

Dabar go’a Af Soomaaliga sidee ayaa loo badbaadin karaa.

Dabar go’a Af Soomaaliga sidee ayaa loo badbaadin karaa.
Mudane iyo marwoba waxaan doonayaa in aan idin la midigeeyo baalidka baahsan ee ka muuqda afkeenni hooyo. Haddii aad u kuurgasho daah-furrada iyo marag-furrada ay bixiyeen dadka ku xeel-dheer af-maalka ee carradan aynu ku noollahay, sida ay u arkaan tayada iyo fac-weynaanta Af-Somaliga, waxa aad ogaanaysaa in [...]

Saddex Askari ayaa ku dhintay Qarax miino ka dhacay magaalada laascaanood Kuwo Kalena waxaa Soo Gaadhay dhaawac.

Saddex Askari ayaa ku dhintay Qarax miino ka dhacay magaalada laascaanood Kuwo Kalena waxaa Soo Gaadhay dhaawac.
Hargeysa (AftahanPress)- Qarax Miino oo ka dhacay shalay Saldhig ku yaala magaalada Laascaanood ayey ku naf-waayeen 3 Askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland, halka Laba kale oo ka tirsan ciidankaasina uu soo gaadhay dhaawac, kuwaasi oo lagu dawaynayo [...]