Archive for January 31st, 2010

Xisbiga Kulmiye oo Dhoola-tus Balaadhan ku Soo Dhaweeyaha Gudoomiye Siilaanyo Oo Somaliland ku Soo Guryo=noqday

 Hargeysa (APTEN)- Masuuliyiinta iyo Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ayaa maanta isu soo bax balaadhan oo dhoola-tus ah ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Xisbigaasi Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ka dib markii uu soo dhamaystay socdaal uu  ku tagay wadanka Maraykanka.
Jidadka magaalada Hargeysa ayaa saaka lagu waabariistay iyadoo ay buux-dhaafiyeen taageerayaasha xisbigaasi Kulmiye, iyada oo ubaxa ugu muuqa [...]