Archive for February 4th, 2010

Hargeysa: Qoraaga C/raxmaan Barwaaqo Oo Soo Ban-dhigay Lafo-gur Uu Ku Sameeyay Afka Soomaaliga

Munaasibad Aad u ballaadhan oo Loo Gu Magac Daray Habeenkii Aqoonyahanka Iyo Naadiaga Akhristayaasha Hargaysa oo Uu Marti ku ahaa Qoraaga,Abwaanak,Aqoonyahanka Wayn Ee Reer Somaliland C/raxmaan C/laahi Faarax{Ina Guri Barwaaqo}.oo Ujeedadeeduna Ahayd Uhiilinta Afka Soomaaliga ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Qabtay Hotelka Impiriyal Ee Magaaalda Hargaysa.
Kullankan oo Kamid Ahaa Kullamada Ay Naadiga Akhristayaasha Hargaysa{Akhristayaasha Maanta [...]