Archive for February 5th, 2010

Dabargo-a Afafka Halkuu Kaga Jiraa Af-Soomaaligu by Abwaan Shaacir

Dabar-go’a Afafka Halkuu Kaga Jiraa Af-Soomaaligu?
  Qormadeenan maanta waxaynu ku soo qaadan doonaa afafka caalamka lagaga hadlo iyo siday isu bedbeddelaan horumarkooda amma dib-u-dhacooda, kuwaas oo saameyn weyn ku yeesha hadba bulshooyinka ku hadla iyo degaannada ay ka soo jeedaan.
Haddaba, luqad waxa lagu qeexaa inay tahay xidhiidhka is-faham ee bulsho, laakiin muhiimadeedu maaha taas oo keliya [...]