Archive for February 6th, 2010

Somaliland Oo Qaylo-dhaan Abaareed u Dirtay Beesha Caalamka, kana Dayrisay Nolosha Reer Guuraaga

Hargeysa (APTEN)- Xukuumada Somaliland ayaa baaq qaylo-dhaan abaareed ah u dirtay Beesha Caalamka, Hay’adaha Gargaarka Caalamiga ah, Ganacsatada iyo cid kasta oo gacan ka gaysan karta xaalada nololeed ee dadka ku nool Miyiga Somaliland oo ay waxyeelo wayn u gaysteen Abaaraha wadanka ka dhacay.
Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Md. Cali Maxamed Ibraahim (Cali Sanyare) oo uu  wehelinaayay Gudoomiyaha [...]

Mudaharaad Rabshado Watay oo Gilgilay Laascaanood iyo Xaalada oo Haatan Degan

Laascaanood (APTEN)- Mudaharaad rabshado wata ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Mudaharaadkan ayaa waxa uu ka dhashay ka dib markii ay saaka aroornimadii hoe ciidan nabadgelyada gobolku xabsiga u taxaabeen qaar ka mid ah macalimiinta wax ka dhigta Dugsiyada magaalada Laascaanood.
Xadhiga Macalmiintan ayaa waxa uu sababay in guud ahaanba magaaladu uu gilgilo [...]

Wargeyska The Enterprise oo cadadkiisii labaad soo baxay-

Waxa akhristayaasha sharafta leh lagu wargelinayaa inuu soo baxay cadadkii labaad ee Wargeyska The Enterprise, oo UK ka soo baxa, waxaad ka akhrisan kartaan mareegta www.enterprisenewspaper.org Wixii macluumaad ah ee xayeysiis, war, qoraallo iyo ra’yi ku aaddan wargeyska waxaad noogu soo gudbin kartaan, ciwaannada kala ah suldaan@enterprisenewspaper.org ama info@enterprisenewspaper.org, aftahanpress@gmail.com Akhriso wanaagsan.
Allaa [...]

Mahadhooyinka Qaadka By Axmed Nuur

Bacda maryahaygii ayaa la iigu soo tuuray laakiin xashiish iyo
xafaayado ayay noqotay!

(Mahadhooyinka Qaadka)

Waa balwad iyo caadadeeda e markii hore kuma uu baran dan iyo baahi u gaysay, daawana dhakhtarku uguma uu qorin. Hadaa waa yaabka yaabkiisa e maxaa kallifa in ay dadku balwadaha xun-xun qabatimaan? Jawaabtu waa iska fududahay. Waxaa ku xambaara ama u [...]