Daawo Heesta Cali Sabiix waraysi aanu la yeelanay Abwaanka Sameeyay ayaanu idiin soo tebin doonaa
Heesta Cali Sabiix ee Xasan Waddo ku Luuqeeyo iyo waraysi aanu la yeelanay Abwaanka Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto
Heestan Cali Sabiix waxa ku luuqeeya Fanaanka reer Jabuuti ee Xasan Bile Dhimbiil (Xasan Waddo), waxaana sameeyay jilaaga caanka ah ee reer Jabuuti Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmed oo lagu naanayso Bifto.
Heestan nala daawada, waxaanaan idiin soo gudbin doonaa [...]



‘Telefoonka Iska Dhig!’ – W/Q: Mustafe Sh. Cumar
Awaal-tiris – Maanso Cusub oo Hadraawi tiriyey, qaadkana ku saabsan
Xog-waraysi ku saabsan Taariikh-Faneedda ee Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto by APTEN Hargeisa Office



Buug Cusub- Hantaaqo Jacayl
HAL AAN TEBAYEY by Maxamed Baashe
Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali
Golisnews Oo Hawl Dibu Habayn Ahi Ku Socoto Fadlan Noo Dul-qaata
Jaamacadda Indiana University oo ku taalla magaalada Bloomington ee gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa xil weyn iska saartay sidii ay u kaydin lahayd culuumta iyo suugaanta Soomaaliyeed By VOA Somali
University of Pretoria awards Dr Edna Adan Ismail from Somaliland
Qeybdiid oo jooga Gaalkacyo by BBC Somali