Archive for February 10th, 2010

Golisnews Oo Hawl Dibu Habayn Ahi Ku Socoto Fadlan Noo Dul-qaata

Waxaanu dhammaan ku wergelinaynaa macaamiisha iyo akhristayaasha shabakadda Golisnews in shabakadda ay ku socoto dibu habayntii balaadhnayd ee aan hore idiinku ballan qaadnay, waxaa hadda gacanta ku haya Engineero aanu u shaqaalaysiinay inay gebi ahaanba dhismahii shabakadda Golisnews isbedel weyn oo baaxadleh ku sameeyaan, waxaanu akhristayaasha qiimaha badanleh u ballan qaadayna labada todobaad ee soo [...]