Komishanka Doorashooyinka oo Tafaasiil Dheeraad ah ka Bixiyay Maanta Hawlahooda Shaqo
Hargeysa (APTEN)- Komishanka Doorashooyinka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa sheegay inay todobaadkan bilaabi doonaan dhismaha xubnihii komishanka doorashooyinka ee gobollada dalka oo dhan, islamarkaana xusay in waxyaabihii doorashada suurtagelin lahaa ay badankoodu diyaar u yihiin, sida uu sheegay Afhayeenka Komishanka Maxamed Cabdi Xirsi oo saaka shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, isagoo faahfaahin ka bixiyey halka ay [...]



‘Telefoonka Iska Dhig!’ – W/Q: Mustafe Sh. Cumar
Awaal-tiris – Maanso Cusub oo Hadraawi tiriyey, qaadkana ku saabsan
Xog-waraysi ku saabsan Taariikh-Faneedda ee Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto by APTEN Hargeisa Office



Buug Cusub- Hantaaqo Jacayl
HAL AAN TEBAYEY by Maxamed Baashe
Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali
Golisnews Oo Hawl Dibu Habayn Ahi Ku Socoto Fadlan Noo Dul-qaata
Jaamacadda Indiana University oo ku taalla magaalada Bloomington ee gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa xil weyn iska saartay sidii ay u kaydin lahayd culuumta iyo suugaanta Soomaaliyeed By VOA Somali
University of Pretoria awards Dr Edna Adan Ismail from Somaliland
Qeybdiid oo jooga Gaalkacyo by BBC Somali