Archive for February 12th, 2010

Wasiirkii Isboortiga Soomaaliya oo goor dhaweyd Sacuudiga ku geeriyooday

Wasiirkii Isboortiga Soomaaliya oo goor dhaweyd Sacuudiga ku geeriyooday Wasiirkii Isboortiga Soomaaliya-Saleebaan Colaad Rooble oo Sacuudiga ku geeriyooday ——————————————————————————– Jimco, 12 February 2010(HOL): Waxaa goor dhaweyd ku geeriyooday Magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga Wasiirkii Isboortiga Saleebaan Colaad Rooble oo ka mid ahaa dadkii uu dhaawaca culus ka soo gaaray qaraxii ay dadka badan ku dhinteen [...]