Abaalmarintii Ugu Weyneyd ee la siiyo Shakhsiyaadka iyo Ururrada Somalida UK – Madal kulmisay Soomaalida UK + SAWIRRO
Aftahan.com – Maalintii Sabtidii (Shalay) waxa galbeedka Magaallada London ka dhacay kulan ay ilyartu isqabatay oo kulmiyey bulshaweynta Soomaalida ee degen dalka UK, oo isu jirey siyaasiyiin, abwaanno, suxufiyiin, salaadiin, ciyaaryahanno, ururada bulshada.
Kulankan oo si heersare oo caalami ah loo soo agaasimay waxa uu ka dhacay Galbeedka London, ee xaafadda Hayes, waxaana isku soo dubariday [...]



‘Telefoonka Iska Dhig!’ – W/Q: Mustafe Sh. Cumar
Awaal-tiris – Maanso Cusub oo Hadraawi tiriyey, qaadkana ku saabsan
Xog-waraysi ku saabsan Taariikh-Faneedda ee Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto by APTEN Hargeisa Office



Buug Cusub- Hantaaqo Jacayl
HAL AAN TEBAYEY by Maxamed Baashe
Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali
Golisnews Oo Hawl Dibu Habayn Ahi Ku Socoto Fadlan Noo Dul-qaata
Jaamacadda Indiana University oo ku taalla magaalada Bloomington ee gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa xil weyn iska saartay sidii ay u kaydin lahayd culuumta iyo suugaanta Soomaaliyeed By VOA Somali
University of Pretoria awards Dr Edna Adan Ismail from Somaliland
Qeybdiid oo jooga Gaalkacyo by BBC Somali