Hargeysa & 30 Sanno Horteed: Ma-hadhada Jacaylkii Hurre Walanwal
Hargeysa (APTEN) – Jiiftadan oo curatay ku-sinnaan 1980-meeyada badhtamihiisii, waxa hal-abuuray Abwaan: Cismaan Ibraahim Warsame oo loo yaqaanno, Hurre Walanwal. Far-shaxannimada iyo quruxda siyaadada ah ee ay la liic-liicayso ka sokow, waxay kulansatay qoto-fogaan duluceed, xeel-dheeri, taran iyo dhoolla-tus afeed. Waa kal-gacal si kediso ah u unkamay, ase waayaha qallafsani foos-burburiyay, aakhirkiina aan midho-dhal noqonnin.
Hurre oo [...]



‘Telefoonka Iska Dhig!’ – W/Q: Mustafe Sh. Cumar
Awaal-tiris – Maanso Cusub oo Hadraawi tiriyey, qaadkana ku saabsan
Xog-waraysi ku saabsan Taariikh-Faneedda ee Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto by APTEN Hargeisa Office



Buug Cusub- Hantaaqo Jacayl
HAL AAN TEBAYEY by Maxamed Baashe
Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali
Golisnews Oo Hawl Dibu Habayn Ahi Ku Socoto Fadlan Noo Dul-qaata
Jaamacadda Indiana University oo ku taalla magaalada Bloomington ee gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa xil weyn iska saartay sidii ay u kaydin lahayd culuumta iyo suugaanta Soomaaliyeed By VOA Somali
University of Pretoria awards Dr Edna Adan Ismail from Somaliland
Qeybdiid oo jooga Gaalkacyo by BBC Somali