Archive for February 17th, 2010

Hargeysa oo aad looga soo dhaweeyay Go’aanka Laga Gaadhay Khilaafka Guurtida

Hargeysa (APTEN)- khilaafkii mudooyinkii u dambeeyay ka dhex-aloosnaa mudaneyaasha iyo shirgudoonka Golaha Guurtida ayaa ahaa mid ay si wayn ugu dheg-taagayeen guud ahaan shacabka reer Somaliland, gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Hargeysa, halka uu isugu luga duwan doono.
Golaha Guurtida oo ahaa Gole-dhaqameed, isla-markaana qaranka ugu jira tiir adag oo ahaa inuu isagu go’aan kama [...]

Unugyaley: Milicsiga Talo-Bixinta Guurka & Gabyaaga Maanta, Curintii: Maxamed Saleebaan Cumar

Maansadan oo curatay hilaaddii 2006-da; waxay ka curatay awaalka Guurka ee casrigan. Iyada oo cuskanaysa dillo lama-il-duufaan ah oo Samaawi iyo dad-allif ba isugu jirta, ayay ishaaraysaa muhiimmadda uu Guurku u leeyahay mujtamaca iyo dhugashada xikmadda Ilaahay nolosha dhammaanteed u lammaaneeyay, marka laga reebo isaga (Ilaahay). Waa taas sababta ay Jiiftadu u durayso jidadka wada [...]

Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali

Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali And  Commemoration of the students’ protest, Hargeysa for the release of UFFO members Saturday, 20 February 2010
From 3pm At Oxford House
Derbyshire Street, London, E2 6HG

Kayd Somali Arts and Culture in collaboration with redsea-online.com is proudly inviting you to the presentation of new book: ‘Weerane’ (The [...]

‘Telefoonka Iska Dhig!’ – W/Q: Mustafe Sh. Cumar

Horraantii 1990-maadkii, waxa gees-ka-gees dhul-weynaha Soomaalida iyo cidhifkan Bari ee Qaaradda Africa-ba ku baahay noocyada kala geddisan ee Is-gaadhsiinta. Ruuxba si buu uga faa’iidaystay, waxaanay kaalin muuqata oo la tilmaami karo ka qaateen hawl-fududaynta adeegyada dad-weynaha. Dhalinyarada oo casrigooda tadawurkani la kowsaday ayaa si laba-daraale ah dhegta Telefoonnada (Land-lines) u haystay, guri kastana intii hayntu [...]