Archive for February 19th, 2010

CODKAAGA KU CIIL BAX (22) .XUSKA 20 FEBRUARY KACDOONKII DHAGAX-TUUR IYO UFFO

CODKAAGA KU CIIL BAX (22) .XUSKA 20 FEBRUARY KACDOONKII DHAGAX-TUUR IYO UFFO
AHMED ARWO
Waa dhacdo taariikhi ah oo kacdoon dadweyne la kowsaday hiilinta labadii uruur ee dareenka dadka ka dhashay kii hore oo ahaa UFFO, waxuu ahaa urur samafal ah oo ay isu-kaashadeen aqoonyahano iyo dhalin hoggaankoodu uu debedda ka soo laabtay, si ay aqoontooda iyo [...]