Hargaysa oo Maanta si wayn looga xusay Sannad-guuradii 28-aad Ee Ka Soo Wareegtay Dhagax-tuurkii Dhalinyartii UFFO
Hargeysa (APTEN)- Munaasibad aad u ballaadhan oo lagu xusayey sannad guuradii 28-naad ee ka soo wareegtay maalintii ay ururkii UFFO dhagex kala hortageen ciidankii taliskii Siyaad Barre ee sannadkii 1982-kii, ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha beerta xoriyada ee caasimada Hargeysa. Xuskan oo ay soo agaasimtay dallada ururada dhalinyarada Somaliland ee SONYO, isla markaana ay soo [...]



‘Telefoonka Iska Dhig!’ – W/Q: Mustafe Sh. Cumar
Awaal-tiris – Maanso Cusub oo Hadraawi tiriyey, qaadkana ku saabsan
Xog-waraysi ku saabsan Taariikh-Faneedda ee Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto by APTEN Hargeisa Office



Buug Cusub- Hantaaqo Jacayl
HAL AAN TEBAYEY by Maxamed Baashe
Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali
Golisnews Oo Hawl Dibu Habayn Ahi Ku Socoto Fadlan Noo Dul-qaata
Jaamacadda Indiana University oo ku taalla magaalada Bloomington ee gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa xil weyn iska saartay sidii ay u kaydin lahayd culuumta iyo suugaanta Soomaaliyeed By VOA Somali
University of Pretoria awards Dr Edna Adan Ismail from Somaliland
Qeybdiid oo jooga Gaalkacyo by BBC Somali