Wasiirku Golaha & Ummaddaba Ha Uga Jawaabo Arrimaha Mad-Madowgu Ku Jiro Sida; Heshiiskii Maxjarka & Sharciyaddiisa…” Guddida Dhaqaalaha Ee G/Wakiillada
Hargeysa (APTEN) – Guddida Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa mar kale ku celisay in Wasiirka Xannaanada Xoolaha ee Somaliland Golaha hor yimaaddo, iyaga oo Madax-weyne Rayaalena ka dalbay inuu Wasiirka ku amro inuu Golaha hor yimaaddo. Guddidu waxay sidaasi ku sheegeen shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xarunta golaha Wakiilada Somaliland, oo ay ka [...]



‘Telefoonka Iska Dhig!’ – W/Q: Mustafe Sh. Cumar
Awaal-tiris – Maanso Cusub oo Hadraawi tiriyey, qaadkana ku saabsan
Xog-waraysi ku saabsan Taariikh-Faneedda ee Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto by APTEN Hargeisa Office



Buug Cusub- Hantaaqo Jacayl
HAL AAN TEBAYEY by Maxamed Baashe
Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali
Golisnews Oo Hawl Dibu Habayn Ahi Ku Socoto Fadlan Noo Dul-qaata
Jaamacadda Indiana University oo ku taalla magaalada Bloomington ee gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa xil weyn iska saartay sidii ay u kaydin lahayd culuumta iyo suugaanta Soomaaliyeed By VOA Somali
University of Pretoria awards Dr Edna Adan Ismail from Somaliland
Qeybdiid oo jooga Gaalkacyo by BBC Somali