Archive for February 22nd, 2010

Kooxda Aqoonyahanka SL ee Madaxa Bannaan: Hayaanki Dheera ee Dooorashada Madaxtooyada

I. Hordhac
Kooxda aqoonyahanku shirkoodii caadiga ahaa oo ay 16kii February, ku yeesheen Akademiyadda Nabadda iyo Horumarinta (APD) waxay kaga doodeen isla markaana gorfeeyeen guud ahaan horumarka laga gaadhey heshiiskii 6da qodob ahaa.
Shirka waxaa qabtay Machadka Daraasaadka iyo Horumarinta (SORADI). Kulanka waxaa daaddihinayey Ku-simaha Agaasimaha SORADI Dr. Haroon H Ahmed Yusuf. Kooxda Aqoonyahanku (ISG) waxy ka [...]

Golaha Guurtida oo ku Dhawaaqay Guddi Cusub oo Joogta ah

Hargeysa (APTEN), Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku meel mariyey Guddi Cusub oo noqon doonta Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, kadib markii in mudo ah Golaha Guurtida uu ka jiray khilaaf xoogan, kaasi oo kala qaybiyey mudanayaasha Guurtida.
 
Kal fadhigan maanta ayaa waxaa Guddominaayey Md Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur), Guddoomiyaha ayaa Golaha [...]

Ciidan Goboleedka Puntland Oo Weerar Gaadmo Ah Ku Soo Qaaday Maanta Ciidanka Qaranka Somaliland

Laascaanood (APTEN)- Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa maanta iska caabiyey weeraro si gaadmo ah ay ugu soo qaadeen Ciidanka maamul-goboleedka Puntland, kaasoo wararka aanu jiidaas ka helay ay sheegayaan inay ciidamada Puntland halkaasi kala kulmeen waji-gabax iyo jab.
Wararka aanu jiidda magaalo madaxda gobolka Sool ee Laascaanood ka helay ayaa waxay intaasi ku dareen in weerarka ay [...]