Archive for February 24th, 2010

Guddida Joogtada Ee G. Guurtida Oo Doortay Guddoomiye & Ku-Xigeen

Hargeysa (APTEN) – Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ee ay dhowaan iska dhex doorteen Garabyadii Khilaafku u dhexeeyay ee Golahaas, ayaa maanta iska sii dhex doortay hoggaankoodii. Doorashada hoggaanka Guddidan oo sabab u ahaa Deggenaansho-la’aantii Siyaasadeed ee bilihii u dambeeyay ka jirtay Somaliland, ayaa maalmihii u dambeeyayba isku mari la’aa xulashada cidda hagaysa.
Guddidan [...]

Xukuumadda Oo Xabsiga Dhigtay Ganacsade Mashruuc Boqollaal Kun Oo Dollar Ah Ka Hir-Geliyay Burco

Hargeysa, (APTEN) – Xukuumadda Somaliland, ayaa Xabsiga dhigtay ganacsade mashruuc boqolaal kun oo doolar ah ka hirgeliyay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.
Inkastoo aanay Xukuumaddu wax war ah ka soosaarin xadhigaas, haddana siday Wargeyska Ogaal u xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, ninkan oo ah ganacsade Soomaali-Carab ah oo lagu magacaabo Eng. Faysal Nuur Yuusuf, waxa uu [...]

Doogsin-Carar; Ma Xidhiidhiyaha Saddexda Xisbi baa? W/Q: Mustafe Sh. Cumar

Waa kooxo toddobaad walba munaasibadaha lagu qaabilo iyo dhawaaqooda bulshadu maqasho oo warbaahinta ka batey. Waxayna u kala dab-qaadaan meelo kooban. Hormoodka kooxdan oo dadka qaar ku naaneysaan ‘Doogsin-carar’, wuxuu todobaad hore ka hadlayay munaasibad uu u qabtay mid ka mid ah saddex aragti-siyaasaddeed, kuwaasoo mid kasta oo ka mid ahi bilo kooban gudahood oo [...]

Qudbaddii Faisal Cali Waraabe ee Hargeisa + Sawirro iyo Fiidyow

APTEN – Hargeisa – Guddoomiyaha ahna musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Eng. Faisal Cali Waraabe ayaa si qurux badan oo xamaasadi ku dheehan tahay loogu soo dhoweeyey magaalada Hargeysa, dadkii soo dhoweynayeyna waxa ka mid ahaa guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo musharaxa madaxweyne ku xigeenka Abdiraxmaan Saylici, xildhibaanno iyo madax sar sare [...]