Archive for February 25th, 2010

Madaxweyne Rayaale Oo Weji-gabax Kaga Jawaabay Ergeynta Qaar Ka Mid Mudanta Wasiirradiisa

Hargeysa (APTEN) – Madaxweynaha Somaliland iyo koox Wasiirro ah, ayaa shalay kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa.
Inkastoo aanu jirin wax war ah oo rasmi ahaan kulankaas ka soo baxay, haddana ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kulankaasi ka dhacay xarunta Madaxtooyada, lagaga wadahadlay xadhiga ganacsade mashruuc boqollaal kun oo doolar [...]

Guddoomiyaha Guurtida Oo Dalka Ka Dhoofay, Taladii Golahana Ku Wareejiyay Ku-Xigeenkiisii

Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Saleebaan Maxamud Aadan ayaa la sheegay inuu taladii Golaha ku wareejiyay Sh Axmed Sh Nuux Furre, kadib markii shalay si rasmi ah ay guddida joogtada ahi ay u doorteen Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen laba xubnood oo kala Muxumed Aw Axmed iyo C/Casiis Maxamed Gaxnuug (Ina Boosh Cade) oo labadooduba ka mid [...]

Yooyootanka Culimada Somaliland Ma Noqon Karaa Bilowga Ku-baratanka Jid Ay Hore U Eedday Soomaaliya?

Isweydaarsiga dood caafimaad-qabtaa wax kastooy ku salaysan tahayba, waa hormoodka midho-dhalka aayatiin waara dhib-la’aan iyo is-qancin fayow. Qof, Umad iyo Qaran midna garaadkiisu habeen ma jirin haddii aanay ku wax-qaadan duruufaha Nololeed iyo dhacdooyinka ku xeeran. Somaliland iyo shacabkeedu waxay waayo-arag u yihiin duruufo nololeed, colaadeed, Qaxootinimo, dayac iyo qax, raadadkooda laga dheehan karo meelo [...]

War deg deg ah – Beenin Geerida Madaxweynekuxigeenka Somaliland

Warsaxaafadeed
 Annaga oo tix raacayna wararka beenta ee ku saabsan in Madaxweyne ku xigeenkii JSL , Mudane, Axmed Yuusuf Yaasiin uu Geeriyooday, Waxa aanu u sheegaynaa dadweynaha reer Somaliland dibad iyo gudaba in wararkaasi ay yihiin Been aan sal iyo raad toona lahayn oo ujeedada ka danbaysaana aytahay in fidmo iyo khal khal lagu abuuro ummada [...]