Daawo Heesta Cali Sabiix waraysi aanu la yeelanay Abwaanka Sameeyay ayaanu idiin soo tebin doonaa

February 9, 2010   |   Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.  
RSS

cuudHeesta Cali Sabiix ee Xasan Waddo ku Luuqeeyo iyo waraysi aanu la yeelanay Abwaanka Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto

 

Heestan Cali Sabiix waxa ku luuqeeya Fanaanka reer Jabuuti ee Xasan Bile Dhimbiil (Xasan Waddo), waxaana sameeyay jilaaga caanka ah ee reer Jabuuti Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmed oo lagu naanayso Bifto.

Heestan nala daawada, waxaanaan idiin soo gudbin doonaa Waraysi dheer aanu la yeelanay Jilaaga Jabuuti iyo degalka dadka Afsoomaaliga ku hadlaa ku nool yihiin Cabdiraxmaan Bifto

Share it:
  • Print
  • Digg
  • Sphinn
  • del.icio.us
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • StumbleUpon
  • Twitter
  • Yahoo! Bookmarks

Comments are closed.