Comments on: Hargeysa: Qoraaga C/raxmaan Barwaaqo Oo Soo Ban-dhigay Lafo-gur Uu Ku Sameeyay Afka Soomaaliga

By: Samaale
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

Walaalyaal waxwalba ha is odhaninya wax ka sheega waxa fiican in waliba fieldka uu yaqaan wax sheego, Afkeenna hooyo Af wacan weeye in la cilmiyeeyo oo hore loo mariyo aad ayuu ugu baahanyahay, ninka arrinkaa ku dhaqaaqana in wixii lagu taagerri karo lagu taageero mooyee in hiif iyo hatigaad loogu daro waajibkiisa maaha.

Qoraaga caanka ah C/Raxman Barwaaqo waxa uu mutaystay HAMBALYO Waxaanu leenahay Walaal HAMBALYO. Alle Ha kugu guuleeyo.

By: axmedshaqalle
MARKA HORE SALAAMU CALAYKUM SXBYAAL SALAAN KADIB WAXAAN AAD UGA XUMAHAY INAYDAAN RAACIN MAGICII QORA WARBIXINTAN OO ANIGA AH OO AAD RAACISEEN MAGAC KALLE WALAALAYAAL WAXAAN IDINKU WAANINYAA QOFKA WARBIXINTA SOO DIRA RAACIYA MAGICIISA……….

By: Abdulahi
Salaamu calaykum waraxmatulahi wabarakaatuh.

Walaal salaantaa islaamka ka bacdi waxa aan aad kaaga codsanayaa in aad khaladaadka faraha badan ee luuqada afsoomaliga wax u dhimaya aad ka saxdo qoraalkaaga. Waxaan rajaynayaa in aad fahmaysid taladaan.

Waa mahadsantahay.