Somaliland Oo Qaylo-dhaan Abaareed u Dirtay Beesha Caalamka, kana Dayrisay Nolosha Reer Guuraaga
Hargeysa (APTEN)- Xukuumada Somaliland ayaa baaq qaylo-dhaan abaareed ah u dirtay Beesha Caalamka, Hay’adaha Gargaarka Caalamiga ah, Ganacsatada iyo cid kasta oo gacan ka gaysan karta xaalada nololeed ee dadka ku nool Miyiga Somaliland oo ay waxyeelo wayn u gaysteen Abaaraha wadanka ka dhacay.
Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Md. Cali Maxamed Ibraahim (Cali Sanyare) oo uu wehelinaayay Gudoomiyaha Hay’adda la tacaalidda Aafooyinka Dabiciiga ah, Md, Maxamed Muuse Cawaale oo maanta si wada jir ah xafiiska Wasaarada Qorshaynta shir-jaraa’id ugu qabtay ayaa si wayn uga dayriyay xaalada qalafsan ee soo food saartay nolosha dadka reer Guuraaga ah ee ku teedsan Miyiyada gobollada dalka.
Masuuliyiintan oo faahfaahin ka bixinayay baaxada abaarahan ayaa farta ku fiiqay inay si wayn abaartani u taabatay dad gaadhaya 1,400, 000 qof oo ku nool MIyiyada Somaliland. Abaartan ayaa masuuliyiintani waxay ugu yeedheen magac cusub oo la yidhaahdo (SIMA) iyaga oo ku macneeyay inay kaga duwan tahay abaarihii hore iyada oo guud ahaan Somaliland deegaanadeedu ay ka siman yihiin dhinacyada cimilada oo kulul, abaartan oo wakhti dheer jiitamaysay iyo dhulka oo guud ahaantii engagan iyada oo abaarihii hore dhulka qaar uu kala wanaagsanaa oo dadku deegaan-gedis samayn jiray, hase yeeshee meel-meel dhaanta oo reer guuraagu u hayaamaa aanay hada jirin.
Ugu dambayntii masuuliyiintani waxay baaq qaylo dhaan ah oo ku qornaa luqadda Ingiriisda u soo jeediyeen beesha caalamka, Hay’adaha Caalamiga ah iyo Ganacsatada wadanka iyaga oo ka dalbaday in gurmad deg deg ah lala soo gaadho dadka tabaalaysan ee ay waxyeeleeyeen abaaruhu dalka Somaliland.
Warsaxaafadeedka masuuliyiintan oo luqadda Ingiriisida ku qoran, nuqul ka mid ahina soo gaadhay APTEN Media ayaa waxa uu u dhignaa sidan;
“All Governments, International Agencies and Organizations, Business Community and other Benevolent Institutions and Organizations APPEAL FOR URGENT HUMANITARIAN ASSISTANCE and Livelihood Support For Humanitarian Crises Prevention in Somaliland Predictions were made that food security and nutrition situation may worsen in most parts of Somaliland by Food Security and Nutrition Analysis Unit (FSNAU) of FAO in its early warning briefs.
Some of the reasons cited included: i. Poor “deyr” rains that preceded by dry “Hagaa” season which negatively affected pastural livelihoods. ii. Very critical nutrition situation reported in agro-pastoral population, based on a data for rapid assessment. iii. High numbers of children, identified as acutely malnourished, that require rehabilitation. For Togdheer pastoral population, the situation was classified as serious. iv. Insufficient water and pasture for livestock herds through the “jilaal” dry season (January to March 2010), which will cause early water trucking in Sool, Haud and Haud of Hargeisa. v. Very low Livestock production and re-production due to poor conception rate during the post “jilaal” and “Gu 2009” as well as livestock diseases during, “Hagaa 09”, that resulted in death and abortion of camels and goats. In Awdal region, cattle and sheep had weak body conditions.
Recent assessment carried out by National Environment Risk and Disaster (NERAD) also confirmed the gravity of the drought faced by the people. The facts are: v The ”Gu” rains were below normal v The “Karan” rains were below normal v The “ Deyr” was also below normal v The “Heis “rains in Guban areas didn’t also rain normally v In certain areas in Sool, Sanag and Togdheer, there were no rains. As a result of above facts, poor pasture, scarcity of water, food and weakened human and animal health has been experienced.
Recent Reports received from all regions confirmed (Viz: Togdheer, Sool, Sanag, Awdal,Maroodijeex,and Selel) that both pastoralists and agro- pastoralists are facing serious, but devastating drought. The affected population is estimated to be 40% of the total population of Somaliland of 3.5 million which equals to 1.4 million people. A serious humanitarian catastrophe seems to be imminent, which is beyond the capacity of national authority, that requires to be prevented. The government of Somaliland, therefore, appeals to international community (i.e. Governments, UN Agencies and other humanitarian organizations as well as the business communities and other benevolent institutions for urgent humanitarian assistance and livelihood support to avert worsening of the humanitarian crises. In addition, assistance and support to urgent water trucking, construction and rehabilitation of boreholes as well as rehabilitation and desilting of “Berkads” and ‘Dams’ and the supplies of necessary medications for affected human and livestock populations will be needed to avert break-out of epidemics.
Nutritional support to the weak and sick will also be necessary. The situation is critical and may continue to worsen in the coming months. It requires rapid and fast responses from the international community, the business community, humanitarian and benevolent institutions to deliver needed humanitarian assistance and livelihood support.
Hon. Ali Ibrahim Mohamed
Minister of National planning, coordination and Relations with International Organizations
On behalf of Chairperson of the National Disaster Management Committee and Vice President of the Republic of Somaliland
Aftahanpress and Enterprisenewspaper (APTEN)
Hargeysa Office



‘Telefoonka Iska Dhig!’ – W/Q: Mustafe Sh. Cumar
Awaal-tiris – Maanso Cusub oo Hadraawi tiriyey, qaadkana ku saabsan
Xog-waraysi ku saabsan Taariikh-Faneedda ee Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto by APTEN Hargeisa Office



Buug Cusub- Hantaaqo Jacayl
HAL AAN TEBAYEY by Maxamed Baashe
Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali
Golisnews Oo Hawl Dibu Habayn Ahi Ku Socoto Fadlan Noo Dul-qaata
Jaamacadda Indiana University oo ku taalla magaalada Bloomington ee gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa xil weyn iska saartay sidii ay u kaydin lahayd culuumta iyo suugaanta Soomaaliyeed By VOA Somali
University of Pretoria awards Dr Edna Adan Ismail from Somaliland
Qeybdiid oo jooga Gaalkacyo by BBC Somali