Wargeyska The Enterprise oo cadadkiisii labaad soo baxay-

February 6, 2010   |   Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.  
RSS

EnterpriseProof 6 (1)Waxa akhristayaasha sharafta leh lagu wargelinayaa inuu soo baxay cadadkii labaad ee Wargeyska The Enterprise, oo UK ka soo baxa, waxaad ka akhrisan kartaan mareegta www.enterprisenewspaper.org Wixii macluumaad ah ee xayeysiis, war, qoraallo iyo ra’yi ku aaddan wargeyska waxaad noogu soo gudbin kartaan, ciwaannada kala ah suldaan@enterprisenewspaper.org ama info@enterprisenewspaper.org, aftahanpress@gmail.com Akhriso wanaagsan.
Allaa Mahad leh
Suldaan Jaama
Tafaftiraha Guud
Aftahan Press and The Enterprise Newspaper (APTEN)

Share it:
  • Print
  • Digg
  • Sphinn
  • del.icio.us
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • StumbleUpon
  • Twitter
  • Yahoo! Bookmarks

One Response to “Wargeyska The Enterprise oo cadadkiisii labaad soo baxay-”

  1. Samaale Says:

    Wargeysaka Ingerprise waxa iiga muuqata inuu yahay wargeys xiisa leh oo si wacan loo soo agaasimay.

    Waxaan Leeyahay oo ku gubaabinayaa dhallinyara Saxaafadda Awaguulyo, iyo horumar wacan oo wanaagsan