Archive for March 2nd, 2010

Wasiir Warancadde oo Nidar ku maray in aanu Wajigiisa ku Shaqaalaysiin Wiil uu Adeer u Yahay

Hargeysa (APTEN)- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Md. Cali Maxamed Warancadde ayaa dhaar ku maray in aanu waligii isaga oo xil haya wajigiisa ku wastayn (Shaqaalaysiin) wiil uu adeer ama ehel yihiin.
Wasiir Warancade oo waxa uu sheegay in waxa uu ifka ugu neceb yahay in la waydiiyaa ay tahay inuu qof ehelkiisa ahi waydiisto inuu u [...]

Dhegeyso -Maansada Awaal-tiris – Hadraawi

Hargeisa (APTEN) – Maansadan Awaal-Tiris, waxa curiyay Abwaanka caanka ah, Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), waxaanay soo baxday 13/09/09. Waxa uu kaga hadlayaa mushkiladaha dhinacyada badan ee maanta mujtamaca ku xeeran. Qaadka oo ah kan sababay in ragga Soomaaliyeed gabo kaalintii uu nolosha ku lahaa, taasina geyaysiiso haweenka inay ku keliyaystaan dhibaatada nolosha; ayuu si ba’an [...]