Archive for March 6th, 2010

Munaasibad ilyartu isqabsatay oo Daaha Lagaga rogay Adeegyada Shirkada Cusub ee Somtel

Munaasibad ilyartu isqabsatay oo Daaha Lagaga rogay Adeegyada Shirkada Cusub ee Somtel
Hargeysa (APTEN)- Shirkadda Isgaadhsiinta Somtel oo ku soo biirtay saaxada shirkadaha ka ganacsada isgaadhsiinta Somaliland ayaa maanta si rasmi ah daaha uga rogtay adeegyo casri ah oo ay dalka ka bilawday.
Munaasibad xadhigaga lagaga jaray adeegyada ay qaban doonto Somtel oo ka dhacday Hoteelka Maansoor [...]