“Waxaan Kulmiye leeyahay, Dulqaadkii Wuu Naga Dhammaaday, Mana Dhacayso In Siilaanyo Hargeysa Tamashleeyo…” Muj. Cali-Guray, Af-hayeenka UDUB.
Hargeysa (APTEN) Afhayeenka Xisbiga UDUB Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa si adag uga hadlay weji-gabaxa madaxda Xukuumadda & Xisbiga UDUB ka qabsata fagaarayaasha laysugu yimaaddo. Cali-Guray oo daba socday orta iyo foodhida madaxda UDUB iyo gaar ahaan Xog-haye Jaamac Yaasiin ay kala kulmaan goobaha iyo xafladaha layskugu yimaaddo, si gaar ahna u daba-socday [...]



‘Telefoonka Iska Dhig!’ – W/Q: Mustafe Sh. Cumar
Awaal-tiris – Maanso Cusub oo Hadraawi tiriyey, qaadkana ku saabsan
Xog-waraysi ku saabsan Taariikh-Faneedda ee Jilaaga Reer Jabuuti Cabdiraxmaan Bifto by APTEN Hargeisa Office



Buug Cusub- Hantaaqo Jacayl
HAL AAN TEBAYEY by Maxamed Baashe
Book launch: the Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali
Golisnews Oo Hawl Dibu Habayn Ahi Ku Socoto Fadlan Noo Dul-qaata
Jaamacadda Indiana University oo ku taalla magaalada Bloomington ee gobolka Indiana ee dalka Maraykanka ayaa xil weyn iska saartay sidii ay u kaydin lahayd culuumta iyo suugaanta Soomaaliyeed By VOA Somali
University of Pretoria awards Dr Edna Adan Ismail from Somaliland
Qeybdiid oo jooga Gaalkacyo by BBC Somali