Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Shir Jaraaid qabtay

March 9, 2010   |   Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.  
RSS

SDC10265Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta Hargeisa ku qabtay shir-jaraa’id oo ay kaga hadlayeen kaadhadh cusub oo ay dhowaan soo saari doonaan, isla markaana ay ka gaabsadeen inay cayimaan wakhtiga doorashada madaxtooyada Somaliland; waraysigii oo dhan halkan ka dhegeyso..

Warsaxaafadeed: Halkan ka dhegeyso
Get Adobe Flash player

Share it:
  • Print
  • Digg
  • Sphinn
  • del.icio.us
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • StumbleUpon
  • Twitter
  • Yahoo! Bookmarks

Comments are closed.