Buuggaag

Qaybtan waxa loogu talo galay buugta afsoomaaliga ku qoran in lagu kaydiyo, lagu soo bandhigo, lagaga sheekeeyo, lagu faaqido, lagu dhaliilo, lagu dhiiri geliyo, iwm.

Haddaba, hadii aad haysaan buug afsoomaali ku qoran oo aad jeceshihiin in lagu soo bandhigo kaydka aftahan.com, fadlan la soo xidhiidha fure-hayaha darkan, Dhuux Digaale: dhuux@aftahan.com

Allaa Mahad Leh
Maamulka Aftahan.com