Aftahan Press
	<language>en</language>
“Waxaan Kulmiye leeyahay, Dulqaadkii Wuu Naga Dhammaaday, Mana Dhacayso In Siilaanyo Hargeysa Tamashleeyo…” Muj. Cali-Guray, Af-hayeenka UDUB.
		<description>Hargeysa (APTEN) Afhayeenka Xisbiga UDUB Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa si adag uga hadlay weji-gabaxa madaxda Xukuumadda & Xisbiga UDUB ka qabsata fagaarayaasha laysugu yimaaddo. Cali-Guray oo daba socday orta iyo foodhida madaxda UDUB iyo gaar ahaan Xog-haye Jaamac Yaasiin ay kala kulmaan goobaha iyo xafladaha layskugu yimaaddo, ...</description>
Buurta Sheekh: Xukuumadda Somaliland Oo Ku Hambaabirtay Dhul-Boob Aanay Hore U Ogeyn
Hargeysa (APTEN) – Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Md. Siciid Sulub ayaa markii u horreysay shaaciyay  dhul-boob lexaad leh oo ka socda Buurta Sheekh, kaas oo uu sheegay inaanay Xukuumad ahaan hore uga war qabin. 
Wasiirka Hawlaha guud ee Somaliland Siciid Sulub oo shalay kormeer ku maray jidka isku ...</description>
Golaha Wakiillada Oo Isku Raacay Inay Kal-fadhigoodan Maalmo Dheeraad Ah Shaqeeyaan
Hargeysa (APTEN) – Mudaneyaasha golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay ansixiyay ajandaha kal-fadhigooda 11aad.
Fadhigaa shalay oo uu shirgudoominayay guddoomiyaha golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, waxa mudaneyaasha la hordhigay inay si duuduub ah ku ansixiyaan qodobada ajandahooda kal-fadhiga 11aad oo doraad loo qaybiyay iyo in dood laga furo ka hor inta aan ...</description>
Darussalaam Masjid ee waqooyiga London Xaggee Marayaa?
Waxaa mahad kulligeed iska leh Allaha Awoodda leh ee inoo sahlay in aynu mashruucan sida dhakhsaha iyo fudaydka leh ugu guulaysano, nabad iyo naxariisi korkiisa ha ahaato nebigeenii suubanaa Muxamed ibnu Cabdullaah, kaas oo Alle inooga dhigay mid aynu kaga dayano sidii aynu u noolaan lahayn nolosha aduunyo uguna ...</description>
Madaxweyne Shariif oo si heersare ah loogu soo dhoweeyey UK
		<description>Madaxweynaha Dowladda Ku meel gaadhka ah ee Soomaaliyaa, Mudane Sheikh Shariiff Sheikh Axmed ayaa si heer qaran ah ay dowladda Ingiriisku ugu soo dhowaysey dalkan UK, isagoo Ra'iisal Wasaaraha dalkan Biritan uu kula kulmay xafiiskiisa Downing Street;
Soo dhoweyntaa oo si maamuus iyo qaranimo ku jirtay waxay u dhacday sidan ee ...</description>
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Shir Jaraaid qabtay
		<description>Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta Hargeisa ku qabtay shir-jaraa'id oo ay kaga hadlayeen kaadhadh cusub oo ay dhowaan soo saari doonaan, isla markaana ay ka gaabsadeen inay cayimaan wakhtiga doorashada madaxtooyada Somaliland; waraysigii oo dhan halkan ka dhegeyso..
Warsaxaafadeed: Halkan ka dhegeyso
Somaliland oo Si wayn Looga Xusay Maalinta Haweenka Caalamka
		<description>Hargeysa (APTAN)- Caasimada Somaliland ee Hargeysa iyo guud ahaanba gobollada iyo degmooyinka ayaa maanta si wayn looga xusay maalinta Haweenka Caalamka oo sanad walba maanta oo kale (8 March) looga dabaal-dego.
Wasaaradda Qoyska iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ayaa munaasibad ay soo qaban-qaabisay oo si qurux badan loo soo agaasimay ku dhigtay ...</description>
Waxaanu Ka Cabanaynaa Xukuumadda Oo Beertayadii Waddo Ka Dhigatay
		<description>Xornimada dalkan iyo calankan ina dulsudhan waxaa loo soo maray marxalado aad u qalafsan , iyo halgan dheer oo naf iyo maalba loo soo huray. hadaan xuso dhacdooyinkaas mid ka mid ah , waxaan xasuustaa dharaarihii xasuuqii ugu horeeyay ka bilowday Hargeisa inksasta oo ay dhibaatadu wada taabatay ummada reer ...</description>
Munaasibad ilyartu isqabsatay oo Daaha Lagaga rogay Adeegyada Shirkada Cusub ee Somtel
Hargeysa (APTEN)- Shirkadda Isgaadhsiinta Somtel oo ku soo biirtay saaxada shirkadaha ka ganacsada isgaadhsiinta Somaliland ayaa maanta si rasmi ah daaha uga rogtay adeegyo casri ah oo ay dalka ka bilawday.
Munaasibad xadhigaga lagaga jaray adeegyada ay qaban doonto Somtel ...</description>
Xisbiga Kulmiye oo ku Baaqay in Loo Gurmado Deegaanada Roobabku Waxyeeleen
		<description>Hargeysa (Apten)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ugu baaqay xukuumadda Somaliland iyo hay’adaha caalamiga ah ee dalka ku sugan in ay gurmad degedg ah u galaan sidii wax looga qaban lahaa khasaaraha naf iyo maalba leh ee roobabku gaadhsiiyeen magaalooyinka Berbera iyo Tog-wajaale.
Md. ...</description>